Madasha Buurdhaab Intellectual Forum, waa madal aan dawli ahayn, Siyaasad ku lug lahayn, macaash doon ahayn, kana shaqayn doonta horumarinta deegaannada beelaha Habar Jeclo.
Midaynta argtida aqoonyahanka iyo waxgaradka Beelaha Habar Jeclo, si
loo abuuro, wax wada qabsiga, difaaca iyo horumarinta deegaanka beelaha Habar Jeclo.
Adkaynta nabadgalyada amniga iyo difaaca deegaanka beelaha habarjeclo. Horumarinta iyo kobcinta arrimaha bulshada iyo kaabayaasha dhaqaalaha Hirgelinta sanduuq dhaqaale oo ay yeelato (Buurdhaab Intellectual Forum)