
Kooxo ka socda madasha Buurdhaab oo maalmihii u danbeeyey ku hawlanaa xog ururinta xaaladaha baahiya aas aasiga ah ee qaar...
Halkan Waa Mareegta Rasmiga ah ee Madasha Indheer Garadka Buurdhaab.
Madasha Buurdhaab Intellectual Forum, waa madal aan dawli ahayn, Siyaasad ku lug lahayn, macaash doon ahayn, kana shaqayn doonta nabada iyo horumarinta deegaannada beelaha Habar Jeclo.
Midaynta argtida aqoonyahanka iyo waxgaradka Beelaha Habar Jeclo, si
loo abuuro, wax wada qabsiga, difaaca iyo horumarinta deegaanka beelaha Habar Jeclo.
Adkaynta nabadgalyada amniga iyo difaaca deegaanka beelaha habarjeclo. Horumarinta iyo kobcinta arrimaha bulshada iyo kaabayaasha dhaqaalaha Hirgelinta sanduuq dhaqaale oo ay yeelato (Buurdhaab Intellectual Forum)
Waaxaha ay ka kooban tahay Madasha Indheer Garadka Buurdhaab
Hadii aad doonaysid inaad Madasha ku darsato Qaadhaan Waxaad ugu diri kartaa Account Numbers-ka xaga hoose ku yaala
Dahabshiil Bank: BUR27576
Darasalam Bank:
E-dahab Account: +252 65-9888650
ZAAD Account:
Kooxo ka socda madasha Buurdhaab oo maalmihii u danbeeyey ku hawlanaa xog ururinta xaaladaha baahiya aas aasiga ah ee qaar...
Madasha Indheergaradka ee Buurdhaab Forum ayaa tababar iyo kala diris u samaysay xubno ka shaqayn doono xog-ururinta baahiyaha aas aaska...
Waxaa shalay oo Jimce ah (10/01/2025) ka dhacay hudheelka Barwaaqo ee magaalada Berbera shir ballaadhan oo ay isugu yimaadeen Xubno...
Shirka 3aad ee Golaha dhexe Madasha Indheergaradka Buurdhaab ayaa si rasmi ah loogu qabtay Hotel Plaza ee Magaalada Burco ....
Midowga Buurdhaab Intellectual Forum iyo Tawfiiq Doctors Association. Buurdhaab Intellectual Forum oo himiladiisu tahay horumarinta Gobolada Togdheer, Saaxil, Sanaag iyo...
Taleefanadan xaga hoose ku xusan ayaad nagala soo xidhiidhi kartaa