
Shirka 3aad ee Golaha dhexe Madasha Indheergaradka Buurdhaab ayaa si rasmi ah loogu qabtay Hotel Plaza ee Magaalada Burco . Waxa si rasmi ah Magaalada Burco uga qabsoomay shirka 3aad ee golaha dhexe ee Madasha Indheergaradka Buurdhaab kaasi oo lagu falanqeeyey geedi socodka 2da sano ee soo socda iyo qorsha hawleedka madashu ay qaban doonto....


