
Midowga Buurdhaab Intellectual Forum iyo Tawfiiq Doctors Association. Buurdhaab Intellectual Forum oo himiladiisu tahay horumarinta Gobolada Togdheer, Saaxil, Sanaag iyo Saraar iyo Tawfiiq Doctors Association oo himiladiisu tahay horumarinta adeegyada caafimaadka ee Goboladaas ayaa kulamo isdabajooga ah ku yeeshay magaaladda Burco, taasoo keentay in labada dhinac is fahmaan isla markaana ku midoobaan horumarinta Gobolada Togdheer,...

