Madasha Indheer Garadka
Buurdhaaab

Halkan Waa Mareegta Rasmiga ah ee Madasha Indheer Garadka Buurdhaab.

Nagu Saabsan

Madasha Buurdhaab Intellectual Forum, waa madal aan dawli ahayn, Siyaasad ku lug lahayn, macaash doon ahayn, kana shaqayn doonta nabada iyo horumarinta deegaannada beelaha Habar Jeclo.

Yoolka

Midaynta argtida aqoonyahanka iyo waxgaradka Beelaha Habar Jeclo, si
loo abuuro, wax wada qabsiga, difaaca iyo horumarinta deegaanka beelaha Habar Jeclo.

Himilada

Adkaynta nabadgalyada amniga iyo difaaca deegaanka beelaha habarjeclo. Horumarinta iyo kobcinta arrimaha bulshada iyo kaabayaasha dhaqaalaha Hirgelinta sanduuq dhaqaale oo ay yeelato (Buurdhaab Intellectual Forum)

Xubnaha
0 k+
Mashaariicda
0
Sanadaha
0 +

Waaxaha Madasha

Waaxaha ay ka kooban tahay Madasha Indheer Garadka Buurdhaab

Waaxda Horumarinta

  • Waxbarashada
  • Caafimaadka 
  • Biyaha
  • Jidadka
  • Beeraha
  • Xanaanada Xoolaha

Madaxa Horumarinta

  • Waxbarashada
  • Caafimaadka 
  • Biyaha
  • Jidadka
  • Beeraha
  • Xanaanada Xoolaha

Waaxda Xisaabaadka

  • Xafiiska Xisaabaadka

Waaxda Xisaabaadka

  • Madaxa Xafiiska Xisaabaadka

Waaxda Amniga

  • Arimaha Amniga iyo Difaaca

Waaxda Amniga

  • Arimaha Amniga iyo Difaaca

Waaxda Xidhiidhka Dibeda

  • Isku xidhka Qurba Joogta iyo Madasha.
  • Isku Xidhka Madasha iyo Hayadaha Samafalka

Madaxa Xidhiidhka Dibeda

  • Isku xidhka Qurba Joogta iyo Madasha.
  • Isku Xidhka Madasha iyo Hayadaha Samafalka

Waaxda IT-ga iyo Warbaahinta

  • Diyaarinta, hagaajinta iyo isku dubaridka shaqada IT-ga.
  • Isku xidhka warbaahinta iyo baahinta barnaamijyada madasha

Waaxda IT-ga iyo Warbaahinta

  • Diyaarinta, hagaajinta iyo isku dubaridka shaqada IT-ga.
  • Isku xidhka warbaahinta iyo baahinta barnaamijyada madasha

Waaxda Haweenka Iyo Dhalinyarada

  • Horumarinta Arimaha Haweenka iyo Dhalinyarada

Madaxa Haweenka Iyo Dhalinyarada

  • Horumarinta Arimaha Haweenka iyo Dhalinyarada

Qaadhaanka

Hadii aad doonaysid inaad Madasha ku darsato Qaadhaan Waxaad ugu diri kartaa Account Numbers-ka xaga hoose ku yaala

Dahabshiil Bank: BUR27576

Darasalam Bank: 

E-dahab Account: +252 65-9888650

ZAAD Account: 

  • All Posts
  • Case Studies
  • Cybersecurity
  • DevOps
  • Software Development
Load More

End of Content.

Nagala soo Xidhiidh

Taleefanadan xaga hoose ku xusan ayaad nagala soo xidhiidhi kartaa

+ 252 634439661 / 634316002 / 634480565

info@buurdhaab.org

Madasha Buurdhaab Intellectual Forum, waa madal aan dawli ahayn, Siyaasad ku lug lahayn, macaash doon ahayn, kana shaqayn doonta nabada iyo horumarinta deegaannada beelaha Habar Jeclo.

Ku soo Biir Madasha

Gali Email-kaaga si aad madasha uga mid noqoto

You have been successfully Subscribed! Ops! Something went wrong, please try again.