Uncategorized

  • All Posts
  • Case Studies
  • Cybersecurity
  • DevOps
  • Software Development
Tababar aqooneed ku saabsan biyaha iyo dabeecadaha deegaanka oo xubnaha Dalada Buurdhaab ay ka faa’iideysteen.

September 29, 2025/

Tababarkan oo qaatay hal maalin ayey aqoon korodhsi mihiim ah ka faa’iidaysanayeen xubnaha Dalada Buurdhaab khabiir Eng Yaasiin oo ku takhakhusay Arrimaha Biyaha iyo dabeecada dhulka waxaana uu daaranaa ogaalka dabeecadaha deegaanada Gobolada Togdheer, Sanaag, Sool iyo Saaxil, sidoo kale kala duwanaanshaha deegaanka iyo ciida waxa sidoo kale lagu bartay dhalan roga ku yimi deegaanka,...

Madasha Indheergaradka ee Buurdhaab iyo Macalimiinta waxabarashada ee Gobolada Togdheer , Sanaag iyo Saraar oo kulan xog waraysi ah wada qaatay.

July 10, 2025/

Madasha Indheer garadka ee Buurdhaab ee ka shaqaysa horumarinta Arrimaha Bulshada ayaa kulan balaadhan kula qaadatay hotelka plaza ee Burco Macalimiin kala duwan oo ka socday qaar ka mid ah dugsiyada waxbarashada ee Gobolada Togdheer ,Sanaag , Saraar iyo deegano badan oo hoos taga. Kulanka oo daaranaa is xogwaraysi xaaladda waxbarashada deegaanada kala duwan ee...

Sawiro: Wejiga sadexaad ee hawlgalka xog ururinta Buurdhaab ee Degmooyinka Laasciidle iyo Xagal ee Gobolka Saaxil.

June 1, 2025/

Sidii hore Madashu ugu guulaysatay inay xog ururin rasmi ah ka samayso baahiyaha aas-aasiga ah ee degmooyinka Gobolada Togdheer iyo saraar waxa markii sadexaad ay hawl wadewnada iyo masuuliyiinta Madashu gaadheen degmooyinka Xagal iyo laasciidle waxaana ay u kuur galeen xaaladaha ku gadaaman iyo baahiyaha ka jira dhinaca adeegyada aas-aaska u ah nolosha sida waxbarshada...

Madasha Indheergaradka ee Buurdhaab Forum ayaa tababar iyo kala diris u samaysay xubno ka shaqayn doono xog-ururinta baahiyaha aas aaska ah ee Degmooyin ka mid ah Gobolka Togdheer .

April 17, 2025/

Madasha Indheergaradka ee Buurdhaab Forum ayaa tababar iyo kala diris u samaysay xubno ka shaqayn doono xog-ururinta baahiyaha aas aaska ah ee Degmooyin ka mid ah Gobolka Togdheer . Masuuliyiinta Madasha iyo qaar ka mid ah aqoonyahanka Bulshada ayaa ku hawlan sidii loo wajihi lahaa xaalada kala duwan ee baahiyaadka aas aaska u ah nolosha...

Kulanka Guddida Fulinta Buurdhaab iyo Aqoonyahanka iyo Waxgaradka Bulsho Weynta Degta Bariga Gobolka Saaxil.

January 11, 2025/

Waxaa shalay oo Jimce ah (10/01/2025) ka dhacay hudheelka Barwaaqo ee magaalada Berbera shir ballaadhan oo ay isugu yimaadeen Xubno ka tirsan guddida fulinta ee Madasha Indheergaradka Buurdhaab iyo odayaasha iyo waxgaradka bulsho waynta degta bariga Gobolka Saaxil. Kullankan oo ahaa kii u horeeyey ee ka dhaca magaalada Berbera waxaa ka soo qayb galay 30...

Shirka 3aad ee Golaha Dhexe ee Madasha Indheergaradka Buurdhaab

January 5, 2025/

Shirka 3aad ee Golaha dhexe Madasha Indheergaradka Buurdhaab ayaa si rasmi ah loogu qabtay Hotel Plaza ee Magaalada Burco . Waxa si rasmi ah Magaalada Burco uga qabsoomay shirka 3aad ee golaha dhexe ee Madasha Indheergaradka Buurdhaab kaasi oo lagu falanqeeyey geedi socodka 2da sano ee soo socda iyo qorsha hawleedka madashu ay qaban doonto....

Load More

End of Content.

Madasha Buurdhaab Intellectual Forum, waa madal aan dawli ahayn, Siyaasad ku lug lahayn, macaash doon ahayn, kana shaqayn doonta nabada iyo horumarinta deegaannada beelaha Habar Jeclo.

Ku soo Biir Madasha

Gali Email-kaaga si aad madasha uga mid noqoto

You have been successfully Subscribed! Ops! Something went wrong, please try again.