Kulanka Madasha Buurdhaab iyo Salaadiinta iyo Guddida HJ

Kulan magaalada burco ku dhex maray madasha buurdhaab iyo salaadiinta iyo gudida HJ ayaa lagu soo bandhigay xog ururin socotay muddo sanada taas oo laga sameeyay deegaanada togdheer, sool, sanaag iyo saaxil oo ay degto beesha HJ, si loo helo xog koobsanaysaa baahida ka jirta dhincyada deegaanka, biyaha caafimaadka iyo waxbarashada.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Madasha Buurdhaab Intellectual Forum, waa madal aan dawli ahayn, Siyaasad ku lug lahayn, macaash doon ahayn, kana shaqayn doonta nabada iyo horumarinta deegaannada beelaha Habar Jeclo.

Ku soo Biir Madasha

Gali Email-kaaga si aad madasha uga mid noqoto

You have been successfully Subscribed! Ops! Something went wrong, please try again.