Kulan magaalada burco ku dhex maray madasha buurdhaab iyo salaadiinta iyo gudida HJ ayaa lagu soo bandhigay xog ururin socotay muddo sanada taas oo laga sameeyay deegaanada togdheer, sool, sanaag iyo saaxil oo ay degto beesha HJ, si loo helo xog koobsanaysaa baahida ka jirta dhincyada deegaanka, biyaha caafimaadka iyo waxbarashada.
























































