
Hawl wadeeno ka socda Madasha indheer garadka ee Buurdhaab ayaa socdaal xaal ogaal iyo xog-ururin ah ku soo maray Degmooyinka Gobolka saraar. Xog-ururintan oo daaranayd sidii wax looga ogaan lahaa xaalada Baahiyaha aas-aasiga ah ee nolosha Bulshada Gobolka saraar waxay ku gaadheen Degmooyinka Wadaamagoo, Caynaba iyo Oog halka qayb labaad oo ka socday Madashu ay...